VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Inanyahoow1 Lyrics

Naftaydaa ku jamatoo
Nolol kaa jeclaatee
Kuu jeeda adigoo
Jirid kaa sugaysee
Jaantahay haygiyo
Qaysiyo layla iilka jiifiyee
Ha ii jabinin nacabkee
Jihadayda soo eeg
Jihadeeda soo eeg


Lyrics by: ismael
loading..
-- / --