Mareer baxayoo magooloow Muunadii ubaxaa tahoo Maamuuska aragaga Maashee wax dheertoo Meel joogsigaagiyo muuqa Muuqaaga quruxda le Muraaqooday goortaan Mahadhada xasuustee