Heesta Qudheyda adaa iska leh1 - Lyrics
fadxiyooy qalbigaa kuraacoo
qacdii aanku eegaba
naftaa kuu qushuucdoo
jacalkaan kuu qabodartaa
qaaradaha duunyada
qarnigan hablaha kacay
qaraadaha aduunyada
qarnigan hablaha kacay
qarkay sareeyoo
waan qiray inaad tahay
qurayshtii haweenkee
haduu qaadirkaa dhigay
marwadayda qaaligaa
wadahaadku qorantoo
qudhayda adaa iska leh