Qoomanoow bashiiroow
Qancisey naftiiye qadarintaada mooyee
Afku diid qowl xumi.

Qaladaha halbowlaha
Xididada dhexqaadee
Qumanow waxad tahey
dhiiga key ka qaataan

Haduu qaadir kaa dhigey
Seygeyga qaaliga ah
Ha iga filin qaracanoo
Qudheyda adigaa iska leh.

Exit mobile version