Ruux kula dadoow Kula diinaba Dugsi laga dhigtaa
Marwo kuu diir naxda Dumar laga xushaa Dahab iyo xariir Kii ay doontaa Dusha loo sudhaa
Darajada aduun Dad isguursada Ku dakeeya ee Arooska ku daga