VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ruux kula dadoow2 - Lyrics

Reer lagu dagoo Lagu diirsadaa Daa'im laga baryaa Geesigii da'daa kaa doortay baa Dadab lala galaa Deeq iyo wanaag Kuu doonayaa Dabcan loo huraa Darajada aduun Dad is guursadaa Ku dakaynayee Arooskan ku daga Ku dakeeya oo arooskan ku daga Ku dakeeya oo faaraxoow ku daga Ku dakeeya oo Arooskan ku daga
Queue is empty
-- / --