1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
hiyeele leele hiyeel
oo hiyeel leele hiyeel
sidii nirigoo taruugo
oo habeen iyo laba maqnayd
hareeriga sare ku lumay
habeenkuna u dumay
codkeenu kala halaw
hiyeele leele hiyeel
oo hiyeel leele hiyeel
hiyeele leele hiyeel
oo hiyeel leele hiyeel
anigu heeryada jacayl
had iyo goor waan sidaa
naftaydiina waa halow
hurdana kama lado habeen
haweenkana iigu wacan
hiyeele leele hiyeel
oo hiyeel leele hiyeel