A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z

Jacayl baa iwaalay Lyrics

wara uu habeenkii
waraabuhu wareegayoo
weerkuna wehel yahay
wadku iima fududaan
welwelkiyo dhibtaan qabo
ruuxii waayo aragoo
waan kala waraystsaa
waxyeeladan i saarani
wuxu waa aduunyee
ruuxba waayo soo joog
weheshaday dugaagii
laga weecan jiraye
isma lahaynoo jacalba ku waaliye
isma lahaynoo koos baad is waayiye
isma lahayno wakhtigaa ku ciiliye
waanuhdaydaa waa waalalaw ma igu dhacay
wiiqay jidhkaygaygiyo
wadnahayga mudayoo
ruuxan waa is moogayn
wajigayguu dareemaa
walwalkiyo dhibtaan qabo
ruuxii waayo arago
waan kala waraystaaye

Queue is empty
-- / --