Heesta Kaa gooyay laabta - Lyrics
sida laba gayaanoo gogol qudha wadaagtaan
kuugooniyooboon ii garaabi waydee
gaar kuu ahaadoo golaha ii cidlaysee
go markaan idhaahdana maxaad iigu gocata
gacanta iigu fidisaa gaari la daristaa
anoo ku go aayoo garab kaa filaayaa
ii garwaaqsan waydoo cidla iiga guurtaye
kaa gooyay laabtee ha igu gaaf wareeginee