VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adaa amranee - Lyrics

ilays mugdii iftiin ka dhigaay itaal murugtii odhaah kutiraay ilwaad quruxdii ku oon baxayaay abuur qalbigigyo indhaha deeqdaay adaa amraneey asluub udhashoo adaa garashada aadmiga usitoo adaan adniguna ifka kuu ejclahoo aayaha noloshaydu waa adigee ogow naftu way ku aamintee rumee axdigoo jaceylka adkjee ababi caashaqa intaada adkee intira wadnaha istaahilo tahee ahow ahow farxadan ku ciidi lahaa abaan qalbigii ubaxyo ku dadaay adeega runoo adeec noqotaay aqoon badantaan u aayayaay arxama raaliya astaan wacaneey adaa amraneey imaan suganoo agtaada ayaan ku uursamoo runtii adigaan aad kaaga heloo adaa murtiyo amaan adaa kasbadoo miyaan adiga kaa ooli karaa rumee axdigoo jaceylka adkee ababi caashqoo intaada adkee ontira wadnaha istahila tahee ahow farxadaaan ku ciidi lahaa
Queue is empty
-- / --