VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Adaa sharaftayda dhowra mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Suldaan Sareer
Adaa sharaftayda dhowra

adaa sharaftayda dhawra
waliba ixtiraam i siiya
aadmiga iga wada xaqdhawra

muuqaaga anaa jeclaysta oo
ku raystay ag joogistaada oo
anaa erayada macaanee
afkaaga kasoo baxaaya
ku dhaya uurkiyo quluubta

waxaad tahay aragsan nuura asturan
dhaqan iyo xishood leh asaageed ugu horaysa
amaantana aan cidi ku haysan

ahaatoo noo ahaatay
sidaan rabnay noo ahaatay
RABINA aqbalyoo ahaatay
inaan qoys wada yagleelnoo
marwada qudha ii ahaatoo
ahaatoo noo ahaatay
inaga way inoo ahaatay

adaa iimaan samaanta
waliba asal dhalad wanaaga
midhkaa u lahaa saraynta

adaa daadihaya ruuxda oo
dhamaan unugyada jidhkayga oo
adaa ku aloosay xiisa oo
dareen ku asteeyay laabta
dunida ii wada iftiimshay

codkii Suldaan Sareer