VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cagga dhigay jacaylkuye - Lyrics

cishadaynu kulana dabayl caafimaad badan caraf laabta marisoo cidhifkaa wadnuhu xigo cago dhigay jacaylkuye calmashada hadii aan dookha calanka kuu sudhay niyadii ku cugataa su'aal igu celcelisoo xalku caadigii dhaaf halka lagu caweeyiyo liido cidhifyadeediyo kaa waayay curuboo waan cago gubyoodaye halke caawa kuu shidan naftii aad anqarisiyo niyadii cudoonay ku caleemo saartiyo caqligiyo garaadkii wali waa u casuumantee hadii aanu codkaygiyo codsigaygu kuu iman waxaa kuugu filan celis calmashada daruurtee aanu caadba kaa xigin
Queue is empty
-- / --