VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Deeqaay - Lyrics

Daryeela naftayda iyo Daneeya adaa ahoo Dunida ruux kula mid-- Oo dadaaya xaqqiq Majiroo x2 Adaa deeqaay kunool Wadnaha dacal kiisa Iyo dhamaan xubnaha Dagtoo dareenkayga Hagtaa x2 Ku doortay adaan.haw-- Een qalbiga kugu deeq-- Ayoo indhahaa kugu Doogsadoo waxad tahay Dumarka dhaan x2 Kashayda adaa dajoo Adaa dawaday ahooo Deeqaay waan kugu Nastoo xiskaygaad Daal tirtaa x2 Ducaysan karaamaliyo Darmaan xamar baad Tahoo dunjiga nasab Kaamilaay nalkaad Daartaa madamoo X2 Ku doortay adaan.haw-- Een qalbiga kugu deeq-- Ayoo indhahaa kugu Doogsadoo waxad tahay Dumarka dhaan x2
Queue is empty
-- / --