VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhabar adayg - Lyrics

Naftaad iibsatoo fogaysay Adoo dhaawaca arkaay Kashaad kurbadaad ku dhaaftay Dhul dheer dhul dheer Waxaan ugu hayaanshay Inaan baro dhabar adaygee Qudha samir kaaga dhoorshay Amay soo olol dhaqaaqdaye Qofuu dhibayee jacayl Marna looma taaga helinee Amraneey Qalbiga caashaquu la dhaadhacayee Amraneey Aktaadaba waan ka dhaarshayee Isdhiibi ogaa isdhiibi ogaa Amuu adiga dhaqso kuu yimidee Naftii dhaymadaa ubaahantee Markaad dhalanteed uquurtay Siwayn ugu dhaga adaygtay Waxaan kugu dhigay Go'aanka Inaan dhacaankaaga oodee Soo tan dheer lahaaa Amay soo olol dhaqaaqdayee Qofuu dhibayee jacayl Marna looma taaga helinee Amraneey Qalbiga caashaquu la dhaadhacayee Amraneey Aktaadaba waan ka dhaarshayee Isdhiibi ogaa isdhiibi ogaa Amuu adiga dhaqso kuu yimidee
Queue is empty
-- / --