VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fahmi iyo hani - Lyrics

aramida jacaylkaa ulashada dareenka naftii la ildaraysan oo reenkiyo taaha ayaamo ma dayso ana kaa yahuuntiisa qalbigay asiibtaaye sida ayro geeloo ilmaheeda doontoo soonigan alwanayee ee dantay ilaawee aragaagu naftayda abshirbuu u yahee inta aad ifka joogto ma adkaysan karoo afka aan ku hadlaayo amaantaada ma daayo haniyeey udugaagu cadar weeyi udgoonoo intaynaan kala iilan aqal aan yagleelnoo aroos aan ahaanee awlaad baari aduunka in ILAAH nasiiyo EEBE aan ka tuugnoo aaya tiinka danbe istareex nafteena waynagaa barinee
Queue is empty
-- / --