VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Farxiyo - Lyrics

dumar kala fariidsani fadxiyaay aduunbaan facaa kaa doortayoo waliba kaa fiirsadaa facaa kaa doortayoo waliba kugu faanayaa fahmooy hooyadaa iyo fariidkii ku dhalaybaa farxad kugu barbaarshoo filkaa waad u sidataa markaad iga fogaatana ma fadhiisto meeloo farxiyaay aduunbaan intaa kaa fikirayaa fiidmeerta duushiyo kuwa wararka fidiyaan faalada warkaygiyo ku diraa fariimaha faa'idada jacaylkuna guurka fiican weeyee ila fahan u jeedada
Queue is empty
-- / --