qurudan baahdee
raga u qaybsan
inaan ka quustuu
maankaygu qeexee
naftaydaan qanacoo
samirna qaado
damiirka qiirsan
qaraar ku waani
hibo qushuucdoo
nolosha qiiman
qosolka beentana
quud ku radsan
miyaan qasaare
qoys la doonan
qiso jacaylooo
qaladka diidaa
qlabiga maydhee
qiirada laabtana
talo ku qaybtee
qanac ku beertee

quraysh haweenoo
qaarada joogtaan
quud wadaagana
nolol la qaadan
raas qaboow
iyo midaan iba qoonsan
qadarin jacaylkaan
qudhayda siinoo
qardhaasta jacaylkana
qoorta uu sudhi
hibo qushuucdoo
nolosha qiimayn
qosolka beentana
quud ku raadsan
miyaan qasaare
qoys la doonan
qiso jacayloo
qaladka diidaa
qalbiga maydhoo
qiirada laabtana
talo ku qaybtoo
qanac ku beertoo

Exit mobile version