logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hablaha DDSI mp3 ahaan

Sawirka Suldaan Sareer

Suldaan Sareer

DajisVideo info Whatsapp

Our Snap: Lamaane

Embed

Fikradaada ka dhiibo heestan

Hablaha DDSI lyrics

habla garasho dheeroo
gobonimo wanaged
ku manaystay guuluhu
waxa gaar u helayoo
duniduba ku gaadhayn
gayiga soomalida itoobiya
waa gayaan xariiree
guud ahaanba dooliyo
gabi faafan iyo nogob
inta gaari lagu hubo
nafta gacalo egtaa
muiyay goor hilmaantaa
idilkoodba gabdhaha
gobolada degaankiyo
gayigeena joogaa
waa quraysh gankood
aanu gaadh i karayne
gayaankood u fiicana
gabdhaha soomaalida itoobiya
Lyrics by Masuul.com

inta gool haweenee
gobolkaa afdheriyo
siti gabi ahaanted
iyo goorba liibaan
dharka xidhan garayske
guurdoonku jecel yihin
galad eebe weeyee
qoraxay guniyo baar
goday iyo ball eeg jarar
inta geenyo joogtee
sida goray haldhaagii
xaragada iskala gura
idilkoodba gabdhaha
gobolada degaankiyo
gayigeena joogaa
waa quraysh gankood
aanu gaadh i karayne
gayaankood u fiicana
gabdhaha soomaalida itoobiya

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --