VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haila daadagin - Lyrics

naf kuu doda diiday ruux kale dookh ku raaca dareenkaage dayro hay odhan dabuukhtaada waxay damisaa dabka igu hura waxay daarta dalka darajada doorka nolosha a iga daadagine daymadaadan ku daawoowa farxad daahira huuno ku dareema oon dawyooyadana kaga doogta daalka biiso xanuunka diisho dib u soowe qalbi kugu dagay oon ku dayn karin baa ku doorbida oo ku door bida diiqad yuu galin raadsida waay darata odhaah diirano waxay dalbataa dugsigaaga iyo daryeelkaage bal uso dabaclee daymadaadan ku daawoowa farxad daahira huuno ku dareema oon dawyooyadana kaga doogta daalka biiso xanuunka diisho dib u soowe
Queue is empty
-- / --