VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Heelalooy hoobooy - Lyrics

ninka geed hadhwayn laga siiyaya gabadh gudi odayaal gacan qaad ka helay oo gabaati iyo geel dhalay u huray oo geenyo ladan iyo geeyay adhi waa guul la hubo iyo guul haboon hido gaar ihiyo waa dhaqan gar mudan soo galbiyoo soo guuriyoo gabay aayo liyo geeraar hantiyay heelalooy hoobooy xamdaay adigaa hantiyay inan gariyoo dhalay geesi wacan gaydhiyo cadhiyo aan guhaad la barin geengeen carmarin golos iyo xariir garaaryaha wacan xaadiyo gardho le laan gugu baxshoo qurux lagu galaday
Queue is empty
-- / --