VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hinnaase - Lyrics

asluub iyo dhaqan habaysan adaa ku hirtoo hogaansan xishoodiyo diin hagaagsan adaa huwadoo hogaansan habeenkaynaan is arag hugiyo maryahaan xidhiyo naftaydaan hiifayaa hurdana ma ladoo ma ladoo ma seexdee koobkii quruxdii hablahana nawaal adigaa hantiyoo hinaase qofku hayaw ha cawryine indhaha ka dado hawraar murtiloo i deeqda adaa ku hadloo yaqaana dulqaad iyo hayal samaan aduu RABI kuu hibeeyay hoobaan dhalataay hablaha hadii qurux lagu amaano halbaad dheertahay dhigaaga horjagaagaa i deeqoo ii deeeqee nawaaleey i deeqee
Queue is empty
-- / --