ubanee kabanee gabadha
gaari dumariyo
waa gob dhaladoo
waana geenyada
guusha nolosha
aan ku galooo
waan gudoonsado
waan garwaaqsadey
ubanee kabanee gabadha
gu yaal badan sow 275
geenyo maan sugin 275
gaari maandhaya 275
loo dgex galiyey 275
xil lagudasho leh 275
oo garaadlaaa 275
guul le imasiin 275
galad eebiyo
go aankeenii
waynu gaaadhnoo
godlay caashaqa
guule farxadlaa
gogol dhiganoo
aan ku gama,noo
gaareysaa rabey
hoobey hoobey
hoobey hoobey
hoobeyb hoobey
ubanee ka banee gabadha
habla gabigoo d
waa ka gaadhoo
gobaad hooyiyo
aabo geesiyaaa
baa gardaadshoo
runtii gabadha
waa ugolotey
ka banee ubanee gabadha
waa guduuutiyo 275
cadceed galabeed 275
sow gabadkan 275
gufac roob iyo 275
aan ka galiyo 275
iima noqon guri
iyo gogol bilan 275
galad eebiyo
go aankeenii
waynu gaaadhnoo
godlay caashaqa
guule farxadlaa
gogol dhiganoo
aan ku gama,noo
gaareysaa rabey
hoobey hoobey
hoobey hoobey
hoobeyb hoobey

Exit mobile version