VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ifka nolasha - Lyrics

inta aad kunooshahay wadnahayga aagiis ma dareemo urugoo awoodaydu waa taam waxaad iga dabiibtaa cudur aan diktoor arag odhaahdaada mooyee irbad aan lagu durin dhaayahaa ku eegtoo iftiinkaaga daawada oo intaa waxaa dheer kartidiyo adaabtoo afar baad udhigantoo waan ku aaminsanahee hoo ubaxa caashaqa afarbaad udhigantaa intaad ileedahay ifka noloshu waa adi istareex daraadii ilintaanan celin karin waxaad oon tiraysaa naftan adiga kuu nugul waxaad ababinaysaa jaceyl aad uqiime leh dhaayahaa ku eegtoo iftiinkaaga daawada oo intaa waxaa dheer kartida iyo edaabtoo afar baad udhigantahee waan ku aamin sanahee hoo ubaxa caashaqa afar baad udhigan taaye dhaayahaa ku eegtoo iftiinkaaga daawada oo intaa waxaa dheer kartida iyo edaabtoo afar baad udhigantahee waan ku aamin sanahee hoo ubaxa caashaqa afar baad udhigan taaye
Queue is empty
-- / --