VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Isxilqaan - Lyrics

is xilqaan dadkaygoow dal walba dadkiisaa dhise is xilqaal dalka yaa le inagaa le dal walba dadkiisaa dhisee muwaadinow is xilqaan dal walbaba aduunyada dadkiisaa dhisaayoo inuu dumo aan doonayne is xilqaan dadkayoow isku duubni wadareed nolol daacadoo wacan iyo nabad aan doonee is xilqaan dadkaygoow yuu dugoobin magacii haaahaaahaaa milgo qaran docdiise haaahaaahaaa iyo dawladnimadii calankii daruuraha u eekaa dad waynoow calankii daruuraha u eekaa dadkaygow muwadinow doorka kaciyaar dalkeenoo naftaadana dareensii masuuliyad da waynoo is xilqaan dadkaygow kuwa dayaxa gaadhee daruuraha kor marayaa waa shacab waa muwaadin dadaaloo is xilqaan dadkaygoow
Queue is empty
-- / --