VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kala hela abdillahi sowda - Lyrics

Waa hubaal inaad Gabadh kugu haboon Cabdullaahow heshee Aad la hoy gashee 2x Hooyo qaali iyo Hanadbaa dhaloo Hido iyo dhaqan Haybad lagu barbaarshoo Waa harac qabow Iyo guri lagu hirtee 2x Kala hela hela Ubad khayr qaboo Isku haya haya Jacayl aan hantaaqmin 4x Waa hubaal inaad Wiil kugu haboon Sowdaay heshoo Habeekiinii ay tahee 2x Geesi weeye Hiil iyo hoo lohoo Hanatoo aduu Kuu heelanyahee Hambalyo dhanaan Iyo ka timid dhulkeenee 2x Kala hela hela Ubad khayr qaboo Isku haya haya Jacayl aan hantaaqmin 4x Kala hela hela Ubad khayr qaboo Isku haya haya Jacayl aan hantaaqmin 4x
Queue is empty
-- / --