Heesta Kaltuun - Lyrics
ogaadaya dareenka dhabti
wuxuu ka dhashaa qalbiga
nolosha dhan dhankeeda iyo
mar kale waa dhaaf macaan
dharaartaynu kulanaa
naftayada dhex qaadayoo
dheehaada ifkiinka badam
dharee caashaqa dhawee
dhaayaha kugu doogsadaa
ku dhawranayoo jacal
qudhaa dhab uyeelataa
dhamas kugu diir satoo
kaltuun waa kugu dhintaa
laltuun dhawrsaniyo
qurux way kugu dhaantoo
kolay laskama dhigee
hubaal waa loo dhashaa
wadnaha labadiisa dhinac
ku dhigaya magacaaga bilan
dhiigaygaad raacdayoo
ma dhalan ruux kuu dhigan