Heesta Kenyati baby - Lyrics
kalay baayoo
kalgacaylkaad
igu keentay
aan ka reeyee
ha kadeedmin
hanka yaabka
kka ladnaanee
kaalay baayooy
kaalay baby
ha kurboonin
kumbo dookhoo
hoo karuurkoo
haka roori n
ha kadeedmin
hanka yaabka
ka ladnaanee
kaalay baayooy
kaalay baby
kaalay baayooy
kaalay babay
kaalay baayooy
kalgacaylkaad
igu keentay
aan ka reeyee
ha kadeedmin
kalgacaylkaad
igu keentay
aan ka reeyee
ku ahaatoo
kalgacaylkii
wuu kadeedee
ka ladnaatee
kow dharaartan
kambalkiina
ku kulmaynay
kaw markaa dheh