VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Laabtu waa kaliga - Lyrics

hadaan laba qalbiya lahaan lahaa iyo laba nafood lahaan lahaa lagulama wadaageen oo ilaga lilaahiya waad ileedahay waan ku leeyay igu lifaaqnid kugu lamaaniye lagulama lehee laabtu waakaliga laantaa waa lurkayga ladnan tahayda waa lajoogaag intay nololi jirto ka lu lo wadnaha laba igu ohoow intaa luxudka laydhigin laba qarni hadaan jii lahaa intoo kalena aad jiri lahayd aduun baa ilahaan lahaa oo igu lilaahiya waan isleenahoo islahaaneeigu waad igu ladnaatoo igu ladnaane labadeenu laba islahaanbaan nehee
Queue is empty
-- / --