hadaan laba qalbiya
lahaan lahaa
iyo laba nafood
lahaan lahaa
lagulama wadaageen
oo ilaga lilaahiya

waad ileedahay waan ku leeyay
igu lifaaqnid kugu lamaaniye
lagulama lehee laabtu waakaliga

laantaa waa lurkayga
ladnan tahayda waa lajoogaag
intay nololi jirto ka lu lo
wadnaha laba igu ohoow
intaa luxudka laydhigin

laba qarni hadaan jii lahaa
intoo kalena aad jiri lahayd
aduun baa ilahaan lahaa
oo igu lilaahiya

waan isleenahoo islahaaneeigu
waad igu ladnaatoo igu ladnaane
labadeenu laba islahaanbaan nehee

Exit mobile version