VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Laylaay - Lyrics

laylaay gacalooy walaal gobaad quruxeey walaal gayaanka hadaad ridwaad guri iyo raas wada dhisteen ducaan guudkaga sudhay markaan gaagaxo ayahiin ma gudho abdiidkii ma gudho ma gaasiro caashaqiino dhaxdiinuna miim ma galo dad xunina inama dhex galan guurkiinu midkii badhaadha galbiskiinu midkii riyaaya lamaana caruur gardaadsha gob iyo isku ahaada gabee isgarabsada kuwii isgarabsada waligiin ahaada laylaay gacalooy walaal gaaridii ila dhalataayee haduu guuluhu rudwaan calafku garabkaaga joogshay ducaan garabkaaga sudhay ma gabashiyo xiisihii ma gudho abidkii ma gudho wanaag labadii gudooma barwaqiyo guula gaadha mawluhu noqdaa gabala siiye guurkiinu midkii badhaadha galbiskiinu midkii riyaaya lamaana caruur gardaadsha gob iyo isku ahaada gabee isgarabsada kuwii isgarabsada waligiin ahaada
Queue is empty
-- / --