VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta munaay - Lyrics

hadii qurux la sheegiyo qof hibo leeyahay amaan aduu qaadir kugu ladhay midaan dumarka qayrkaa muunaay qayb u wada helin qiimiga dadnimadiyo qorqornaanta jaaha inta qalanjo looga bogay qaayahaad wax dheertaoo adaa dhaban laguu qiree gaari qaniyabaad tahay iyo gabadh qadarin loo qarnnigani muunaay suugaanta qaranka ah waxan lagu qadfaynoo u qalmaba adaa jira hadii qaabka bilicdiyo qotonkiyo hanaankaba dumar kala quruxoonyahay adoon qofina kula sinayn muunaay qaaradahoo idil jeegaan soo qandoodiyo ubax lagu qabooobaay garbahaaray qalanjadii qaadir u dhaliyaay gob baa tahay lagu qancee gaari qaniyabaad tahay iyo gabadh qadarin loo qarnnigani muunaay suugaanta qaranka ah waxan lagu qadfaynoo u qalmaba adaa jira
Queue is empty
-- / --