VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasiibkaygiyee - Lyrics

qalbinuuriyaay niyad doojiyaay nasab ila jirtaay samo ii nabay xumaan ila nacaay nolohsaydiyeey rajo naaxiyaay nolol iidhisay nafta ii huraay naxariis dareen naxariis dareen oo naruuro badan xiska nugul tusaay nasiyaay kabaay naxli baajiyaay nabar iga jiraay nacab iga hiray oo neecaw badan oo naafo wadan kasha nuujiyaay nashaad iitaraay nasiibkaygiyeey naf ideeqdiyo nalka iibaxaay nabad soo bixiyo naqal iida aay ka nadiifiyaay nus iga midaay nidar ila galaay axdi nabad tusaay nusqaan dishaay nagaasha jaceyl nagaashaha jaceyl kolba nooc qurxoon kunidaamiyaa nasri kaamilaay naxli baajiyaay nabar iga jiraay nacab iga hiraay oo neecaw badan oo naafo wadan kasha nuujiyaay nashaad iitaraay nasiibkaygiyeey
Queue is empty
-- / --