Asluub iyo dhaqan habeysan adaaa
ku hirtoo hogaansan
Xishood iyo diin hagaagsan adaaa huwadoo hogaansan

Habeenka inaan is arak hugiyo Maryahaa xindhiyo
Nafteydaan nafteydaan
Hiifayaa hurdana maladoo
Hurdana maladoo
Maladoo ma seexdee

Koobkii koobkii quruxdaa
Hablaha Nawaal
Adigaa hantiyay
Inaasa qof kuu hayoo
Inaasa qof kuu hayoo
Ha cowryine indhahaa
Indhahaa Ka dadoo

Howraar murti loo ideeqdaa adaa ku hadloo
Yaqaana dulqaad iyo
Heyal samaha aduu rabi
Kuu hibeeyay

Hoobaan dhalataay
Hablaha hadii qurux
Lagu amaanoo
Halbaad halbaad
dheer thy dhigaa

Hor joogaagaa ideeqoo
Idaqayoo Nawaleey ideqee

Koobkii koobkii quruxda
Hablahaa Nawaal
Adigaa hantiyay
Inaasa qof kuu hayoo
Inaasa qof kuu hayoo
Ha cowryine indhahaa
Indhahaa ka dadoo.

Exit mobile version