VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nimcooy - Lyrics

nimcooy nuurkii ifkaay naqiyo rays lagu nastaay naruuro la hiigsadiyo nalkii laguu hortaay nasabiyo ruux gobaay neecaw aan ku doogsadaay naxasriistii aan helaay midaan ku nagaadayeey dhisaay nolashay dhisaay dhisaay noloshaydiiyeey nimcooy noloshaba hortaa kumaan nasanoo ma helin nasab adi kula midoo quruxda kula nooc ahee nasteexadii maanka iyo midaan ku nagaadayeey rajada noo noolaysayee naliyo nuur ii baxaay nudaha beerkiyo xiskaay naqiyo roob ii da'aay naftayda naftaydeediiyay midaan ku nagaadayeey naflaha iga deeqdayeey dhamaan iga deeqdayeey nimcooy noloshaba hortaa kumaan nasanoo ma helin nasab adi kula midoo quruxda kula nooc ahee
Queue is empty
-- / --