VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nuuraay - Lyrics

Adaa nuuraay qalbiga Ku nool maankiyo sadriga Adaa muxibada wadnaha Ku beeray jacayl mugwayn x2 Intaan dumar maaganaa Dookhayga adaa mulkiyay Mawlana ikaa qoroo Nuuraay iga mudan jacayl Dhaayaha milicsiga arkaan Muuqa quraxdana dayaa Mabsuud awgii kolba ilinta maba celin karaan Adaan kaa maarmi karin maqluuqa ku nool Arlada Adaa maskaxdayda dagayoo nuuraay marwo iigu filan Intaan maareenta guur Ku jiray muhashada dareen Ma arag ruux kula midoo Nuuraay midigtaada dhigoo Dhaayaha milicsiga arkaan Muuqa quraxdana dayaa Mabsuud awgii kolba ilinta maba celin karaan
Queue is empty
-- / --