VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalanjo - Lyrics

gob quraysha iyo gari qaayo laho qayrkeed hablaha qiimo dhaaftayo aan quluubta xumo kuba qaadanayn qofkan kaalay arag qof wanaagsano aan qab weynidiyo lagu qeexin kibir iyo waliba qaxar qoftan kaalay arag qudhay saaqdayo waan qalanaho qoroxdani iftaa kashii qaadatayoo qiiro igu ridee qoftan kaalay arag qalanjadan bal arag quruxdeeda arag oo qiyaas bal arag qabkeeda arag qoortan dheer bal arag qosolkeeda bal arag qoftan kaalay arag quman hooda liyo geenyo qaayo lehiyo xurmo iyo qadaran ku qormaysanoo qaabked dhugtee qoftan kaalay arag qowl dabacsano aad u qiimo badan oon qalad ku jirin qani bay ku taho dhabtii wan u qiree qoftan kaalay arag qudhay saaqdayo waan qalanaho qoroxdani iftaa kashii qaadatayoo qiiro igu ridee qoftan kaalay arag qalanjadan bal arag quruxdeeda arag oo qiyaas bal arag qabkeeda arag qoortan dheer bal arag qosolkeeda bal arag qoftan kaalay arag
Queue is empty
-- / --