VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qiimeenta - Lyrics

ayaaha dunidiyo wanaaga qiimaha wacaniyo edaabda qureesh raga ugaas dhashiiya waxaad tahay quman qof luula ubax hiiganee dhidhiyo dhul qabooja maanka masnada qaniyo barwaaqoo inuu qaadir siiyay qaayada jubaland ku qaatey nolosha qalanjooy badhkeeda oo sida qamar nuur ilayska quruxda muuqaaga jaaha oo jamaalkiyo qaab hanaanka qayrkaa adiga ilwaata xishoodkiyo quman asluubta xilka adigaa qiimaynta u qaaday qarnigani fiicnaanta fiiqiyo qabri dahar nasiibka rabow qaadirka abuuray quman ra yi wanaagsanaanta qofbaa tahay qalbi nadiifa adaa qaaradaha aduunka ku loo qiray nololsamaanta qabri dahar neecow udgoonka adaa jubaland ku qaatay nolosha qalanjooy badhkeeda
Queue is empty
-- / --