VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Quman - Lyrics

qotonkaa iyo wa laguu qiray qaab dhis meweddkoo gabadh qarkaa quruxdaada leh indho may qabana markaad qososhoo qaali bishimaha kala qaadaa jacala qaro wayn idhex qaadaa hadii qumaneey qab jidhkayga dhakhtar kuu qoro naftiyo waan uquudhee halay qalo baan qunyar odhan laa qaayahaagana qaabka dayaxiyo lagu mudo qorax dhirta oo qoyan qandac siisoo nuur uqabshaa qaadir waynuhu siduu kuuqoray la qushuucoo qofaan adihayn kuma qancee
Queue is empty
-- / --