qotonkaa iyo wa laguu qiray
qaab dhis meweddkoo
gabadh qarkaa quruxdaada
leh indho may qabana

markaad qososhoo
qaali bishimaha
kala qaadaa jacala
qaro wayn idhex qaadaa

hadii qumaneey qab jidhkayga
dhakhtar kuu qoro
naftiyo waan uquudhee
halay qalo baan qunyar odhan laa

qaayahaagana qaabka dayaxiyo
lagu mudo qorax dhirta oo qoyan
qandac siisoo nuur uqabshaa

qaadir waynuhu siduu kuuqoray
la qushuucoo qofaan adihayn
kuma qancee

Exit mobile version