VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Quruurad Caashaq - Lyrics

waa quruurad caashaqu dhalo weeye qiima le yartii la igu qoofalay ila qabanba waydee gabadh qaaliya iyo quman weeyi haween qosolkiyo aragee timihiyo aragee timihiyo edebtee quruxdeeda jidhkiyo qaab dhismeedka dhamaan qacdii aad aragta kalgacayl ku qabtee waadigaa u qarwee quudkiiba aad ka go dee rabi qaadirsanaa yartu qaalisanaa qalbigaagu caashaqa misna qaadan ogaa qosolkeedii shalay galab anigaba i qaadyoo qunyar seexadaan idhi qarawgeediiba idilay wixii aad qarsataa nafta qoon ku noqdee adigoon u qastiyin qolqolkaad socotaa indhahaagu qabteen qaali faafan ku nool ama sama qoraxay ama qaab la gudbee qaadirkeed u sameeyay ayaad oo qabanoo qaadigii marayoo qol dugsool la galoo u qorshee ku dhahana yartu qaalisanaa
Queue is empty
-- / --