VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raaliyo - Lyrics

suurad wacan ruux sidaada quruxna lagu sooray sidaada dabcina lagu simay sidaada somaali kamay dhalan sidaada gabadh sumcadloo sidaada kartina lagu sugo sidaada sinjiga gob ahoo sidaada indhaha maan saarin sidaada raaliyo samir badan sidaada ifraaxeey sawjad laga dhigtaaye sifaha laba ruux sideena si dhaba isu jecel sideena saacadna kala maarmin sideena sinaba uma kala hadhaan sideena sideena sinaba uma kala go'aan laba wada siroo sideena dulqaad laga simay sideena axdiga wada sidoo sideena rabina saacida sideenaa
Queue is empty
-- / --