VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rabbi gaar idin sii - Lyrics

guul dhalatayo timid galabtana jacaylkii ibshir iyo hilaal galay gambiskoodiiba dhacaye waa labo gayaankiyo gayigiba u meeq dheer waa gari edeeb badan isna geesi weeyan waa gobtii dhaanaaniyo qabri dahar gayiga wacan lagu gardaadsho waa dhashii bandaagal dhalaye nasibkiinu guuluhu guul idinku gaadhsi gacal iyo sokeeyuhu galbi caaashaqiini gurigiinu noqoyoo lagu wada gam'oo awlaad garasho dheero diinta wada fidisa rabi gaar idiin sii geeye weeye aragtida garashadu u dheer tahay waa ruux garaad badan misna aan la gaadhayn isna guul wadeeniyo waa halyey la goobo garanaaya samahoo xilku qaaday gudi kara waa gobtii dhaanaaniyo qabri dahar gayiga wacan lagu gardaadsho waa dhashii bandaagal dhalaye nasibkiinu guuluhu guul idinku gaadhsi gacal iyo sokeeyuhu galbi caaashaqiini gurigiinu noqoyoo lagu wada gam'oo awlaad garasho dheero diinta wada fidisa rabi gaar idiin sii
Queue is empty
-- / --