VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Samiiraay - Lyrics

samiiraay qaladkaagan hadii aan qiranayn naftu miyay qancaysaa qolbay ku xidhantoo qufulbaaba saarane qaarbaa dabcigoodiyo dabeecadoodu qalafsantoo alle wuxuu u qoray iyo quraankaa kariimka ah qawlkiisa oofiyoo raalinimo qaatoo ragood ku qaylinoo wax xun u quudhinoo aduunyadan qiyaaliga ah jano qurux ka doortee samiiraay qof ku jecel qalbiga ha ka jabin qofkii isla qab wayn qabribaa sugaayee hadii aan la is qadirinayn qoys miyuu dhismaayaa dumarku waa feedh qaloocan is idhi ku qiimee maxaa qaali kaa dhigay
Queue is empty
-- / --