VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Samir - Lyrics

farxa qaalidii dumar qoraxay dhexdeediyo qabri dahar ku noolayd ee shinbir hadalka qaadiyo ku qadarisay erayada qisadiyo micnaha sida waxan qalinka goor dhexe oo habeenka qaar tagay ugu qaatay xaashida inan sida qardhaastii samir qoorta kuu sudho in katood qadarisood qalbigaaga kaligeed ku qaabilatay meel adag quusoo caloolyaw yuu ku qaadin waligaa hadaan qeexo sheekada kala qaado ereyada quman waa la guursaday oo ninbay u joogtaa qormaan wacan u gogoshaa ooy quud wadagaan waxan caadilka u qorin ruuxii qorshaystaa marka ay qalibantuu dib u qoomameeyaa intu qaxar u soo maray
Queue is empty
-- / --