VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Somali weeye - Lyrics

Yartan Deymada markaan daawado Dhibta duniduba ay I daysaa Waan ku doortoo Waad I deeqdee Dawladsanidaa 2× Nuurka dunidee daara noloshaay Dookhii kula dhacay guul damaashaad Qalbi kugu dagay oo dab-damis helay Yaad daweysoo kuu duceeyoo Dareen kuu nugulbaad u tahay dayr Dobugaadiri did su aydhaay Ruux inuu dago laabtaa kuu dihan Daaqad laga galo wey wey wey Daaqad laga galo waa danaystuu 2× Darmaan kuu dhigay qalbi daacada Oo dad kuu jecel dugso Oo damac Darmaan kuu dhigay qalbi daacada Oo dad kuu jecel dugso Oo damac Somali Somali weeye Somali Somali weeye Somali Somali weeye Somali Somali yartu weeye 2× Godal udugiyoo hoyga diintee Loo dalxiis tago dadku wada taga Kal daweysana daalka biisaay Daacadsanidaa 2× Dabci hooyaad door ka raacdoo Daacad aabaa diin ka sidataa Daalo ubixiyo doogu qariyaay Ceeb dadaneey daahir baa tahoo Ducaan kugu ladhay ood ku dadantoo 2× Cago dagashaday Oo ku daabacan Maanka durugsani soo Dib muu wadi Kuuma dararaan wey wey wey Kuuma dararana maan dahabiya Darmaan kuu dhigay qalbi daacada Oo dad kuu jecel dugso Oo damac Darmaan kuu dhigay qalbi daacada Oo dad kuu jecel dugso Oo damac Somali Somali weeye Somali Somali weeye Somali Somali weeye Somali Somali yartu weeye 2×
Queue is empty
-- / --