Hodoneey hooy hodoneey
Hodoneey jacaylkan
Ani i helay
Haddaadan iiga hiilin
Naftaadana aadan ii hurin
Hodaneey waan hallaabi
Hodoneey kuu harraadi
Hodoneey kuu hilloobi
Hodoneey waan kuu hilloobi

Kuu harraadi
Kuu hilloobi

Come on come on
Hilloobay hilloobay
Harraaday dartaa
Harsan waayay awgaa
Naftayda waxa helay
Jacayl i hiifay halista wadnihiyo
Halboowla daaqee
Soo hadaloo hab isii
Huunno hodaneey
Hadaloo hab isii
Huunno hodaneey
Kuu hilloobee
Huunno hodaneey kuu harraadee

Hilloobay hilloobay harraadey dartaa
Harsan waayey awgaa
Naftayda waxa helay
Jacayl i hiifoo halista wadnihiyoo
Heeeeee

Hilloobay hilloobay
Harraaday dartaa
Harsan waayay awgaa
Naftayda waxa helay
Jacayl i hiifoo halista wadnihiyo
Halboowla daaqee
Soo hadaloo hab isii
Huunno hodaneey
Hadaloo hab isii
Huunno hodaneey
Kuu hilloobee
Huunno hodaneey kuu harraadee
Huunno hodaneey kuu hilloobee

Hodaney hooy hodaneey
Hodoneey jacaylkan ani i helay
Haddaadan iiga hiilin
Naftaadana aadan ii hurin
Hodaneey waan hilloobi
Hodaneey waan ku raadin
Hodaneey kuu harraadi
Hodaneey kuu hilloobi
Hodaneey waan haraadi
Hodaneey waan hallaabi
Hodoneey waan kuu hilloobee

Hodoneey hooy hodoneey
Hodaneey halistiyo halboowlaha
Huunooy adigaa kusaaqoo
Hantiyoo waadba harsataaye
Huunnooy waan kuu hillobee
Hilloow oo waan kuu harraadee
Huunooy hodaneey bal kaaley
Hodaney kuu hilloowee
Hodaneey waan kuu hilloowee
Kuu harraadee

Come on come on
Hilloobay hilloobay
Harraaday dartaa
Harsan waayay awgaa
Naftayda waxa helay
Jacayl i hiifay halista wadnihiyo
Halboowla daaqee
Soo hadaloo hab isii
Huunno hodaneey
Hadaloo hab isii
Huunno hodaneey
Kuu hilloobee
Huunno hodaneey kuu harraadee
Huunno hodaneey
Huunnooy huunoo

Aaaha aaaaha
Iiiimhi ii

come come
Hilloobay hilloobay
Harraaday dartaa
Harsan waayay awgaa
Naftayda waxa helay
Jacayl i hiifa halista wadnihiyo
Halboowla daaqee
Soo hadaloo hab isii
Huunno hodaneey
Hadaloo hab isii
Huunno hodaneey
Kuu hilloobee
Huunno hodaneey kuu harraadee
Huunno hodaneey huuunno

Exit mobile version