VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tisqaad jacaylkeenu - Lyrics

tamar iyo anonhaysan cidkaloo igarab taagan adigaa itaageeray igu biirshay taagtaa oo oo rajo itusay maanta ma noqdeen qf guultaabta iyo tacab laantaade adaa yidhi kacoo toos oo nolosha meel tiigso oo talo isiinayey ma tirtiro abaalkaaga tusmadiyo wanaagaaga mar talaabo wada qaadnay kaa helay tixgalin buuxada oo tisqaad jaclkeeniye qof tudhaale ii muuji wax itara anoo waayey adigaa itaban taabshay oo erey qalbiga taabtey oo tilmaamo ii muuja waxaad tahay iftiinkayga farxadiyo tiriigayga adigaa tixraaceeda gobonimada taamkeeda
Queue is empty
-- / --