tamar iyo anonhaysan cidkaloo igarab taagan
adigaa itaageeray igu biirshay taagtaa
oo oo rajo itusay maanta

ma noqdeen qf guultaabta iyo tacab laantaade
adaa yidhi kacoo toos oo nolosha meel tiigso
oo talo isiinayey

ma tirtiro abaalkaaga tusmadiyo wanaagaaga
mar talaabo wada qaadnay
kaa helay tixgalin buuxada
oo tisqaad jaclkeeniye

qof tudhaale ii muuji wax itara anoo waayey
adigaa itaban taabshay oo erey qalbiga taabtey
oo tilmaamo ii muuja
waxaad tahay iftiinkayga farxadiyo tiriigayga
adigaa tixraaceeda gobonimada taamkeeda

Exit mobile version