VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xamar bila cod kaliya - Lyrics

xurmiyo garashiyo wanaag xaqdhawr wacaniyo dulqaad hidiyo dhaqaniyo xishood midii lagu xeerayeey xabiibtaan doonayaay markaan xubiyeey ku tabo jidhkaa xubin xubin u kacoo xusuustaada qalbiga ku soo wada xaadirtoo xasilay goortaan ku helay xariirta la daawadiyo iftiinkii xamar bilaay xulkii quruxdaad tahee miyay xubiyeey cid kale macaan ku xaqiri kartaa adaa xilkasnimo ku wacan xan iyo kuma galo masayr xogteenana nacab ma helo gobaad tahay xila janooy intii xusulkay xabaal xaqiiq ka sareeyo’oo dunida xay aan ku ahay xilkeenoo aan gutiyo qoyskeenoon xuman ka jiro ayaan u xil saaranee xasilay goortaan ku helay
Queue is empty
-- / --