Heesta Xareeda jacaylka - Lyrics
Xiskaygiyo maanka
Adaa ku xariiqan
Adaa xubi doora
Xususta ku deeqay
X2
Adaa ixanaansha
Xaqdhowrna isiiya
Adaa xaladeeya
Nolosha xaaladeda
X2
Naftayda xilkeeda
Suldaan midaa xaq
Uyeshay seerarbaa
Xasilooni suldanow
Kashayda xoreestay
X2
Adaa ku xineestay
Nashaad xareeda
Jacaylka adaa xuural
Caynta xishodka wax
Dheer x2
Xiriirka dhexdeena
Anaa xagal daaca
Xabiibi udiida intii
Xaasad keena xan
Teena ku naaxda
Xagayga colaadsha
X2
Xiriirka dhexdeena
Anaa xagal daaca
Xabiibi udiida intii
Xaasad keena xan
Teena ku naaxda
Xagayga colaadsha
X2